Sunday, May 22, 2022
Home Siyaasadda

Siyaasadda

Xil-Wareejinta Farmaajo Ma Horseedi Kartaa Isbeddel Waxtar Leh?

Qalalaasaha siyaasadeed ee dalka ayaa gaaray marxalad khatar ah kaddib markii Golaha Shacabka afgambi ku kordhiyay xilhaynta madaxweynaha, taasoo sii hurisay xiisadii...

Rabshadaha Muqdisho: Maxaa Sababay in Soomaaliya ay Qarka u Tagto Burbur?

Habeenkii Axadda Abril 25, 2021 ayaa dagaalo saacado qaatay ay ka dheceen meelo ka mid ah degmooyinka Hodon, Howlwadaag iyo Karaan ee...

Xilli Xasaasi ah: Maxaa Lagu Xalin Karaa Caqabadaha Siyaasadeed ee Soomaaliya?

Golaha Amniga ee QM oo walaac ka muujiyey xiisada siyaasadeed ayaa maalintii Jimcaha April 23, 2021 soo saaray bayaan si taxadar leh...

Muranka Doorashooyinka: Xoog Isku Muquunin iyo Xujo Jidgooyo Maxaa Xigi doono?

Toddobaadkii dhawaa, magaalada Muqdisho waxaa ruxay cabsi, kaddib markii Madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo uu saxiixay qaraar lala baalmaray Aqalka Sare oo uu...

Maxaa Ku Kallifay Farmaajo Inuu Ku Dhaco Dabinka Cadawga Dalka?

Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo u codeeyey maalintii Isniintii April 12, 2021 in xilhaynta madaxweynaha loogu kordhiyo muddo labo sanadood...

Dhambaalka Farmaajo u dirtay Golaha Amniga: Ma Meelkadhacbaa Mise Waa Ka Danqasho Madaxbannaani Qaran?

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Abril 9, 2021 u qortay warqad Golaha Amniga ee Qaramada Midoobay iyadoo u xaqiijinayso in xasillooni siyaasadeed ay...

Siyaasadda Madasha Badbaado Qaran: Ma Cayaar Jogta Ahba Mise Waa Awood Isbeddel Curin Karta?

Xilli siyaasadda dalka ay cakiran tahay ayaa shirkii koowaad ee Madasha Badbaado Qaran (MBQ) oo ay ku bahoobeen Midowga Musharixiinta Madaxweynaha, Golaha...

Soomaaliya Ma Ka Bixi Kartaa In Loo Celiyo Meertadii Dibuheshiisiinta?

Shir Guddiga Arrimaha Dibedda ee Aqalka Hoose ee Maraykanka uu yeeshay March 2, 2021 oo looga doodayey doorashooyinka Afrika ayaa lagu akiday heshiiskii...

Maxaa Xigi Doona Xiisadda Siyaasadeed ee Xilkasnimo Loo Xalliyay?

Dowladda iyo Musharrixiinta Madaxtooyada ayaa tallabo u qaaday xagga dejinta xiisadda siyaasadeed. Khamiistii February 25, 2021 kulan Ra’iisulwasaare Maxamed Xuseen Rooble iyo...

Muranka Doorashada: Isku Maqan Lagu Maqan Yahay Ma Badbaado!

Maamulka Madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo waxaa saaran culays, iyo cadaadis dibadeed oo uga imaanaya qaar ka mid ah waddamada deriska ah, kuwa...

Maxaa Xiga Siyaasadda Cakiran iyo Fowdada Loo Durbaan Tumayo?

Bannaanbixii Jimcihii February 19, 2021 ee dalka ku sigay inuu dib u celiyo toban sano wax ka badan, waa astaanta halka uu...

Ismariwaaga Farmaajo iyo Mucaaradka oo Hadheeyey Dacwada Badda ee Maxkamadda ICJ

Mucaaradka Soomaaliya ayaa wajahay dib u dhac siyaasadeed oo culus kaddib markii uu ku baaqay in la dhiso “Gole Badbado Qaran” oo...

Most Read

Xasan Sheikh Ma Heli Doonaa Ra’iisulwasaare Karti iyo Hufnaan Leh

Jamhuriyadda Xasan Sheikh Maxamuud waxuu la soo baxay guul la yaab leh isagoo noqday madaxweynihii ugu horreeyay ee...

Sidee Xidhiidhka Soomaaliya iyo Itoobbiya Noqon Doonaa?

Jamhuriyadda Doorashada madaxweynaha 10aad ee Soomaaliyeed oo ahayd mid xiiso badan ayaa si gaar ah loogala socday Geeska...

Turkiye Has Touched Minds and Hearts of Somalis: Somalia’s New President

By Mohammed Dhaysane and Tufan Aktas The president-elect. In an exclusive interview with Anadolu Agency, says Turkiye has...

Xasan Sheikh Maxamuud oo Dib u Qoray Taariikhda Siyaasadda Soomaaliya

Jamhuriyadda Xasan Sheikh Maxamuud ayaa Axadda May 16, 2022 loollan adag loogu doortay madaxweynaha Jamhuuriyadda 3aad ee Soomaaliya,...