Monday, June 5, 2023
Home Caafimaad & Nolol

Caafimaad & Nolol

Covid-19 – Dunida oo Heshay Tallaal Rajo Leh

Warka ka soo yeeray tijaabada caafimaadka tallaalka shirkadaha Pfizer iyo BioNTech ayaa muujinaysa in guul laga gaari karo dagaalka lagula jiro caabuqa...

Mamnuucida Bacaha Balaastigga ah Waxtar Ma u Leedahay Qaaradda?

Marka ay taarikhdu ahayd August 28, 2017, ayay dowladda Kenya hirgelisay sharci dalkeeda looga mamnuucay soo saarista, ka ganacsiga, iyo adeegsiga bacaha...

Covid-19 Uma Turin Hoggaamiyeyaasha Adduunka Maanta Wuxuu Cusbital Seexiyay Trump

Maalintii Jimcaha ee October 2, 2020 ayaa Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump la dhigay isbitaalka ciidamada ee Water Reed Medical Center ee Maryland....

Siyaasadeynta Tallaalka Covid-19 Caqabad Ma Ku Noqon Doontaa Ka Soo Kabashada Caabuqa

Toddobaad ka hor rajo weyn ayaa laga qabay in hannaanka tijaabinta horumarsan ee tallaallada Covid-19 si dhakhso leh natiijo wax ku ool...

Afkoo la Daboosho Inteebay Dhimi Kartaa Halista Faafidda Covid-19?

Markii cilmibaaris lagu ogaaday in aafada covid-19 ay ku faafto marka bukaanka uu la abbaro hindhisada ama qufaca iyo xitaa iskuneefsashada caadiga...

Iska Ilaalinta CoronaVirus iyo Tawakalidda Eebe iyo Qadarka

Waxaa dad badan isaga darsamay la imaashaha sababaha lagu gaari karo wanaagga, ka fogaashaha sababaha xumaanta keeni kara, Ilaahay talasaarashadiisa (tawakaliddiisa), iyo...

Dawada Covid-19 oo Lasoo Jeediyay Ma Nin Buka Boqol U Talisay Baa Mise Rajo Dhab ah?

Maalintii Arbacada April 29, 2020 ayaa war ka soo yeeray Aqalka Cad ee Mareynkanka walaac ku dhaliyay saynisyahannada (scientists), taas oo loo...

Mashiinka “Ventilator” Ma u Yahay Lagama Maarmaan Badbaadada Bukaanka COVID-19?

Waddamada qaarkood ayaa maanta diyaar u ah inay fududeeyaan amaba ay qaadaan    amarradii ku-negaanshaha guriyaha iyo kala fogeynta bulshada oo ay ku...

Coronavirus iyo Salaadaha Jamaacada iyo Jimcada

Sida ay caddeeyeen dadka bartay cilmiga caafimaadka, corona fayrusku (Covid- 19) waa cudur dhaqsa faafa, dhib badanna u gaysta  banii-aadanka, geerida uu...

Hayareysan Xanuunka Hargab La Moodka ah

Waa dhacdo run ah, fadlan si fiican u dhuux: Xanuun aan la aqoon ayaa dalka ku faafaya, gaar ahaan...

Covid-19 oo Banaanka Soo Dhigay Karti Darada Hoggaamiyaasha Bulshada!

Covid-19 waxuu saamayn ku yeeshay dhammaan dhinacyada nolosha bulshada, dhaqaalaha, iyo nabadgelyada. Dhaqaatiirta waxay si isdaba joog ah u bixinayaan talooyin caafimaad,...

Soomaaliya oo Heshay Agabka Lagu Baaro Caabuqa COVID-19

Agab caafimaad oo lagula dagaalayo CoronaVirus oo uu la milkiilaha Alibaba Jack Ma ugu deeqay dowladdaha Afrika, qaybtii kusoo aadday Soomaaliya ayaa...

Most Read

Soomaaliya – Doorashada Dowladaha Hoose ee Puntland oo Xiisad Siyaasadeed Abuurtay!

Jamhuriyadda Shacabka ku dhaqan maamul goboleedka Puntland ayaa cashar siyaasadeed u dhigay qawlaysatada siyaasadda, kaddib markii ay u dareereen...

3 Questions – Reopening Kenya-Somalia Land Border

By Gozde Sogutlu Move to facilitate development of diplomatic relations between 2 prominent East African countries.

Xaqiiqada Jaamacadda Carabta – Dabayl Diblomaasiyadeed oo Ka Dhacaysa Bariga Dhexe

Jamhuriyadda Boqortooyada Sacuudiga ayaa Jimcihii May 19, 2023, ku martiggelisay Jiddah shir madaxeedkii 32aad ee Jaamacadda Carabta oo dib...

Erdogan – Ninka Doorshada Turkiga Lagu Loodin La’yahay

Jamhuriyadda Doorashadii madaxtinimada Turkiga ee May 14, 2023 oo uu madaxweyne Recep Tayyip Erdoğan (49.51%) kula tartamayay hoggaamiyaha isbahaysiga lixda...